Qeexid

"eeg waajibi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waajibin oo kali ah:
  • Qodobka 36aad ee xeerku wuxuu inoo qeexayaa in Guddida Farsamo ee Diiwaan-gelintu u xilsaaran tahay “diyaarinta iyo dhammaystirka dhammaan hawlaha farsamo ee xeerkani waajibinaayo,” xilkeeduna ku egyahay “marka hawsha diiwaan-gelinta la dhammays tiro.”
  • Soomka waxa la faral yeelay sannadkii 2aad ee Hijrada, markaas oo ay soo degtay aayada qur’aanka ah ee waajibinaysa in la soomo.