Qeexid
"eeg waarri."
"eeg waarri."
Wadaag:
Socod aayar ah oo lugaha la kala fogeeyo cudur dartii socosho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan.
Wax muddo dheer jirid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
/dh (-imo, m.l) Talo, hadal iyo in waxlaga qabto u baahan; xaajo.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir.
m.l
Wadaag:
Waar ku cabbirid.
Wax waaro ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo.
Warqad maxkamaddu ku oggolaato qof in la xiro ama in wax la baaro.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo meelaha uu ka soo bilowdo webiga Shabeelle iyo agagaarka magaalada Iimey. Qubleey, maanyo, manyiikay, libin.
m.l
Wadaag: