Qeexid
ld waaxee.
[-yeeyay, -yaysay]
f.g2ld waaxee.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Ilmo si uu u seexdo ruxid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -xeeyay, -xaysay
Qeexid: Wax afar meelood u qaybin. ld waaxyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cid waxyeello gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld waxyeelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi.
Qeexid Xigta: Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld waaxayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Dhibaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Nafley sumayn.
Qeexid Xigta: Waran, fallaar iwm waabaayo marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhibaato u geysashada cid dhibaato loo geysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: W. ah: kali ah, aan cidi wehelin (Ilaah).
Qeexid Xigta: Mid ama kali.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u.j
Qeexid: ld waryaa.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Wax helid la'aan.
Qeexid Xigta: La w.: yool aad tooganaysay riddadii. Garab la marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maalinta gelinkeeda hore billaawgiisa; subax; arooryo.
Qeexid Xigta: Xilli; waqti; jeer; goor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-aayo, m.l) (jool.)Mid ka mid ah qaybaha waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeeya kambiriyanka horreeyaha). Waaga, laf ahaantiisa waxaa loo kala aqoonsanyihiin saddex waa - aaliyo - soyik, mesosoyik iyo saynsoyik, kuwaas oo ku fidsan ilaa 6 (lix) milyan sano ee la soo dhaafay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg waxyeellee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
qr.dd
Qeexid: Qurub lagu muujiyo waxa laga sheego yeelaha weerta. Tus. 'Cali waa yimid';'Ninkanu waa macallinka cusub ee dugsiga'.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
dd (Diirad) - Diirad (focus) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Qof, tuke iwm qaylo dheer aad ugu qaylin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: ld waayeelow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Qof fil weyn ama wax garad ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg waaxee. ld waaxyayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]