Qeexid

"ld waqti."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wakhti oo kali ah:
  • Wakhtiyadii hore dadka xidigyahanada ahaa waxay aqoon u lahaayeen sida iftiino gaar ahi cirka u dhex maraan, xidigaha qaar wakhtiyada ay soo baxaan, kuwaas ooy u isticmaali jireen ineey ku safraan oogada dhulka iyo badaha waawayn dhexdooda.
  • Wakhtiga ay meere ku qaadato inuu dhamaystiro hal wareeg waxaa loo yaqaanaa sanad Hadaba sanadada meerayaashu way kala duwan yihiin taasi oo ku xidhan kolba masaafada iyo fogaanta uu u jiro qoraxda.