Qeexid

"ld wanaajin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wanaajis oo kali ah:
  • Dhammaantood inta ku hawlan loolanka Siyaasadda ee Somaliland xiligan waxaa wanaag u leh in ay wanaajistaan qaabka farsamada ee xirfadda ay u soo banbaxeen ee Siyaasadda.
  • Dowladii Cigaal waxay isku dayday in ay wanaajiso xiriirkii ka dhaxeyay Soomaliya iyo Itoobiya.