Qeexid
"eeg waraabso."
"eeg waraabso."
Wadaag:
Nafley wax la waraabiyey ahaansho.
Beer wax biyo lagu sii daayey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nafley oomman biyo siisasho.
Beer oomman biyo ku duwasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid oomman biyo la cabbo siin.
Beer oomman biyo ku duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.
m.l
Wadaag:
Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo.
W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo.
ld waraabid.
m.l
Wadaag: