Qeexid

"eeg warceli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga warcelin oo kali ah:
  • Isagoo ka warcelinaya halhayska shirka Asmara ka socda oo ah in “Soomaaliya laga xoreeyo cadowga ku soo duulay,” ayuu Geeddi sheegay inaan cidina ku soo duulin dalkiisa.
  • Warcelintiisii waxay i xusuusisay qisadii Duleed iyo Dibadyaal; dibadyaal kal adagaa, naxariisi ku ma degin.