Qeexid

"eeg wasakhee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wasakhayn oo kali ah:
  • Barnaamijka WHD iyo degaanku wuxuu adkaynayaa in la ilaaliyo wax walba oo dhibaato iyo wasakhayn ku keeni kara degaanka sida; Radio Active-ka, sumaha iyo wax waloo dhibaato u leh degaanka.
  • In la isticmaalo qalabka waddaniga ah si loo yareeyo guddaafadda ay sameeyan weelalka iyo waxyaalaha warshaduhu sameeyaan oo keena xashiish fara badan oo hadhaagoodu wasakhayn u leeyahay degaanka.