Qeexid

"ld walwal1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga welwel oo kali ah:
  • Xeerkan oo ku saleysan Distoorku waxaanu fileynaa in uu ka saaro ayo xisbiyadda iyo umadda welwelka laga qaabo kordhsiimooyinka muddada xilka M/weynahan iyoo kuwii kale ee ku guuleysta doorashada.
  • Ilaa hada ma cada meesha ay isugu biyo shuban doonto siyaasadan marba soo laba kaclaynaysa, waxana welwel badani ka muuqdaa shacabka oo iyagu farta wadnaha ku haya eegaayana meesha xaalku ku dambayn doono.