Qeexid
ld weeso.
ld weeso.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid weysa qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) (fiis.) Qalab loogu talaggalay in uu weyneeyo hummagga walxo aad u sii yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld waasii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hilib uu ka soo gooyo halgamuhu neefka uu soo dilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld weyneyn1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: /mg3 ld daaweyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax xoog ama awood yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld waasiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hawo ka gelid; niyaysasho; isu qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: W. ah: nafley caato ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lo, m.l) Dhasha lo'da keeda lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Burcad.
Qeexid Xigta: (-lo, m.l) Dhasha lo'da teeda dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Qeexid: Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho.
Qeexid Xigta: Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax jirran daawo siisasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax si isla eg u qaybsasho. ld daweyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld dhoweyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Salaad ka hor weeso qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.w
Qeexid: W. ah: waxyaalo diricnimo muujiya oo qof sameeyo, wacdaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ilaah; Rabbi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho.
Qeexid Xigta: D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xilli barwaaqo ah oo guga bartamihiisa ku abbaaran.
Qeexid Xigta: Barwaaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]