Qeexid
"eeg xago."
"eeg xago."
Wadaag:
xagal qumman m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu dhanyahay 90° ama P/2 gacasin.
Wadaag:
xagal masaafo-cabbire m.l (-rayaal, m.l/dh) (xis.) Aalad lagu qiyaso masaafo xagleedda laba shay.
Wadaag:
xagal janjeedh m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagal cabbirkeedu aan ahayn xagal qumman iyo dhufsane qumman midna.
Wadaag:
xagal fiiqan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay 0° kana yaryahay xagal qumman (90° ama P/2 gacansin).
Wadaag:
xagal toosan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu le'egyahay 180° ama laba xaglood oo qumman.
Wadaag: