Qeexid
"eeg xajiimee."
"eeg xajiimee."
Wadaag:
Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Wax xajiin la mariyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cuncun haraggu dareemo oo oogadu aad u kahato oo waxyaalo kala gaar ah laga qaado (sida: dhirta qaarkeed, habaaska, cunnada, iwm); cadanyo; caaro. ld xajiimo.
m.dh
Wadaag:
Geed yar oo leh caleemo xaadi ku rogantahay iyo dhacaan cuncun deran ku reeba wixii uu taabto.
m.l
Wadaag:
Maro ama jawaan jilicsan oo marka awrta la rarayo kebdaha laga xijiyo.
m.l
Wadaag:
(-do/-dyo, m.l) Bahal badda ku nool; qasaanqas.
m.dh
Wadaag: