Qeexid
"eeg xaji1."
"eeg xaji1."
Wadaag:
Cuncun haraggu dareemo oo oogadu aad u kahato oo waxyaalo kala gaar ah laga qaado (sida: dhirta qaarkeed, habaaska, cunnada, iwm); cadanyo; caaro. ld xajiimo.
m.dh
Wadaag:
Geed yar oo leh caleemo xaadi ku rogantahay iyo dhacaan cuncun deran ku reeba wixii uu taabto.
m.l
Wadaag:
(dii.) Shanta tiir oo diinta Islaamku ku taagantahay mid ka mid ah oo waajib kaga dhigaya qofka inta uu noolyahay in uu hal mar tago Maka mowsinka xajka. ld xad1.
m.l
Wadaag:
Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Maro ama jawaan jilicsan oo marka awrta la rarayo kebdaha laga xijiyo.
m.l
Wadaag: