Qeexid
ld xuluul.
ld xuluul.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g
Labdhedig: -uushay, -uulatay
Qeexid: /mg3 ld xuluu lo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xuluulasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld xuluulasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos teeda ku yeeshaan. ld xulus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro.
Qeexid Xigta: ld huluul, xaluul. (-llo, m.l./dh) Xuluulasho; dhexgal; huluu lad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xammuul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Boor, qiiq iwm oo samada isku taaga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -lay, -uushay
Qeexid: Boor, qiiq iwm kor isu taagid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Biyo yar weel ku mayrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Biyo yar oo wax lagu dhaqay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Rar; qaad. ld xamuul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Iniino kulkulucsan, sida dhagaxa u adag oo cad ama midab kale leh aadna qaali u ah, kuna dhex jira laba qalbac oo dhulman ah oo laga helo badda gudaheeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Carrab calalinta ay carruurtu carrabka calaliso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hamuungorayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Maaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley ama dad si saf ballaaran ah u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la xalay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]