Qeexid
"eeg xasee."
"eeg xasee."
Wadaag:
In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.
m.dh
Wadaag:
(-wo, m.l) Miiq maro ama bir ah oo dharka iwm lagu qurxiyo; seri.
m.dh
Wadaag:
(-sday, -sadday; -sdi) Cid xasad kula kicid, xaasid ku noqosho. ld xaasid2.
f.g1
Wadaag:
Wanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama la jeclaysto in iyaga laga qaado oo isaga loo soo wa reejiyo; khayrka dadka kale haysto oo laga gubto.
m.l
Wadaag:
X. ah: wax taabashadooda, ka hadliddooda iyo talakeenkoodu keeni karo dhibaato.
m.l.kh
Wadaag: