Qeexid

"eeg xasili."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xasilin oo kali ah:
  • Wareegtada waxaa sidoo kale lagu sheegay in gudigaan uu ka shaqeyn doono sidii loo xasilin lahaa gobalka Shabelaha Hoose, oo waayadii ugu dambeysay qalalaso ammaan xumo ay ka taagneyd.
  • Gudoomiyaha UCID, ayaa sheegay in Madaxweynaha Somalia uusan waxba ka qaban arimaha dib u heshiisiinta iyo xasilinta dalka, isla markaana uu ku dhameeyay waqtiga muran kala dhexeeyay xubnaha ku hareeraysan ee talada la wadaaga.