Qeexid

"ld xayawaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xawayaan oo kali ah:
  • Tuuladaan ayaa dadka ku dhaqan waxay ku nool yihiin dalaga beeraha uga soo go'a iyo sidoo kale jilaabashada xawayaannada ku jira webiga shabeelle oo deegaanka bartanka ka mara.
  • Laba keliya haddaan ka xusno, waxaan oran karnaa nabad uu dugsado, awood uu dareemo, iyo itaal uu isbido uga ma horrayn maalintuu qofku dabka hantay ee dhimbiishiisa belbeliyey, iyo maalintuu birta tuntay ee ugaarsiga xawayaanka kale u foof tegay.