Qeexid
"ld xeelayn."
"ld xeelayn."
Wadaag:
Tab iyo maaro wax lagu xalliyo. ld xeelad, xeelo, xiilo.
m.dh
Wadaag:
Arrin loo baahanyahay tab ku maarayn. ld xeeladee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Ku x.: cid aqoon dheeraad ah wax u leh ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Qof aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah u leh qayb cilmiga ka mid ah.
m.l.kh
Wadaag:
eeg xeeldheer. ld xeel dheeraansho, xeeldheeri.
m.f.dh
Wadaag: