Qeexid

"eeg xeroo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xerood oo kali ah:
  • Dhaqaalo gaaraya Kudhawaad halmilyan oo Dollar oo Bilwalba kasoo xerooda Dekeda iyo garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
  • Degmadu waxay leedahay kastam uu dakhli uga soo xeroodo Wasaaradda Maaliyada iyo Dowlada Hoose ee degmada Buurtinle, waxaana ka hawlgala ciidanka Booliska, ciidanka Kastamka iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyada iyo Dowladda Hoose.