"eeg xeydan1."
Wadaag:
eeg xeyd.
m.f.dh
eeg ceydan1.
Maro dacalkeeda hoose kor u qaadid.
f.g1
-day, -dday
Maro dacalkeeda hoose kor u qaadasho.
f.g3
-ytay, -ydatay
Wax la xayday noqosho.
f.mg1
-dnaa, -dnayd
Wax la xeyday ahaansho.
f.mg4
eeg xoodan1.
eeg xeydan. ld xeydnaansho.
eeg xeydo.
/dh ld xeydnaa.
m.l