Qeexid
"eeg xoog3."
"eeg xoog3."
Wadaag:
xoog xuddun ujeed m.l Xoog xuddumeed le'eg, lidna ku ah jihada xoog xuddun ka jeedka.
Wadaag:
Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda.
(-gag, m.l) Ciidan.
(- gag, m.l) Kubka intiisa hore u jeedda. 4. (fiis.) Riixidda ama jiididda ku dhacda wax.
m.l
Wadaag:
Wax khasab ku qaadasho.
Haweeney kufsasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-gag, m.l) (fiis.) Summad F. Fal kasta oo beddela ama isku daya inuu beddelo xaaladda negaashaha walax ama ku jirta socod madoorsoome ah. Xoogga, F, ee ku abbaaran walax cufkeedu (m), dhalinayana karaar ah, (a), waxa lagu helaa F = ma Halbeegga cufku waa Niyuutan (N).
m.l
Wadaag: