"eeg xubnee."
Wadaag:
xubno holac m.l (-ooyin ..., m.l) Holac ku dhaca kala goysyada jidhka.
Wax xubno u yeelid.
Wax xubno u qaybin.
f.g2
-neeyay, -naysay
eeg xumee. ld xumays1.
m.f.dh
eeg xurmee.
eeg xumbee.
eeg xuurtee.
eeg xushlee.
eeg xushmee. ld xushma dayn.
eeg xuudhee. ld xuudheys.
In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.
m.dh