Qeexid
"ld xujoole."
"ld xujoole."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof maadlow ah oo dadka ka qosliya; maadeeye.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof had iyo jeer xujo keena. ld xujaale.
m.l
Wadaag:
Weyddiin adag oo aan sahal looga jawaabi karin.
Dembi; Eed.
m.dh
Wadaag:
Geed lugtool ahaan u baxa, sidaqasabka, galleyda, maseggada, qaysaraantaiwm.
m.l
Wadaag: