Sheeko Sheeko
Sheeko Sheeko
Sheekooyin hurdo oo carruurta Soomaaliyeed, waalidka u akhri ilmahaaga.
Waa madal sheekooyin gaagaaban oo loogu talagalay carruurta Soomaaliyeed. Waalidku waxay sheeko u akhrin karaan carruurtooda, sawirro fiican, oo ku qoran Soomaali iyo Ingiriis.
