Ereyada La Xidhiidha
anshaxdarroo. anshax-xumaan m.f.dh eeg anshax-xun. ld anshax-xumaanshoanshaax-xumianshax-xumo. anshax-xumaansho m.l/dh eeg anshax-xumow. ld anshax-xumaan. anshax-xumi m.dh ld anshax-xumaan. anshax-xumo m.dh 1. Hab xun oo bulshada loola dhaqmo. 2. ld ansax-xumaan. anshax-xumow f.mg3 (-maaday-maatay) Qof anshax-xun noqosho. anshax-xun f.mg4 (-umaa-umayd) Qof aan anshax wacan lahayn ahaansho
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (1) (f.mg1)
Isrogrog
-ooday, -ootay
Xarafka
A Β· AN
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
