1
.dh
Ereyada La Xidhiidha
indhabbeelid. arag-dhowaadka m.l Xaalad arag oo ay fallaaraha ifku ku dhacayaan meel ka horreysa xuubka aragga (reetina)wixii yaal meel ka fog lix mitir si fiican looma arkoisha oo la khasbana laguma sixi karo. Waa in la qaato murayadaha indhaha oo takhtarku u qoray. arag-qumin m.dh (daaw.) Awoodda ishu ay ku qumiso dhererka kulmiska bikaacadeedaayna u tusto hummaagyo bayaan ah ee walxo yaala fogaanno kala duwan
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
-rgo ..., m.l
Cilmiga
Daawada (daaw.)
Xarafka
A · AR
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
