Ereyada La Xidhiidha
faafin1. faa'id f.g1 ld faa'iid. faa'idaddoon m.l.kh ld faa'iidaddoon. faa'idee f.mg2 (-deeyay-deysay) ld faa'iidee. faa'ideyn m.f.dh ld faa'iideyn. faa'ideysad m.l ld faa'iidaysasho. faa'ideysasho m.dh ld faa'iideysasho. faa'ideysi m.l ld faa'iideysasho. faa'ideyso f.mg3 (-stay-satay) ld faa'iideyso. faa'idid m.dh ld faa'iidid. faa'ido m.dh (-ooyinm.l) ld faa'iido. faa'iid f.g1 (-day-dday) Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay ka helid. ld faa'id. faa'iidaddoon m.l.kh F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoonfaa'iidoddoon. faa'iidee f.mg2 (-deeyay-deysay) U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee. faa'iideyn m.dh eeg faa'iidee. ld faa'ideyn. faa'iideysad m.l ld faa'iideysasho. faa'iideysasho m.dh eeg faa'iideyso. ld faa'ideysadfaa'ideysashofaa'ideysifaa'iideys faa'iideysi m.l ld faa'iideysasho. faa'iideyso faa'iideyso f.mg3 (-stay-satay) 1. Wax kororsasho (cid). 2. Ka f.: si dhagari ku jirto cid dan uga fushad. ld faa'ideyso. faa'iidid m.f.dh eeg faa'iid. ld faa'idid. faa'iido m.dh (-ooyinm.l) 1. Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay laga helo. 2. Badeeca marka la gadointa raasumaalkii hore ku kororta. ld faa'idofeydo1. faa'iidoddoon m.l.kh ld faa'iidaddoon
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-day, -dday
Xarafka
F · FA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
