Ereyada La Xidhiidha
iskudduwe. isudhigan kiimikeed m.l culaysisudhigan. isu'eg m.l (-gyom.dh) (xis.) Laba ama dhowr shaxan oo u kala duwan iskeel ahaanhase yeeshee qaab ahaan aan u kala duwaneyn. Laba shaxan joometeri waa ay isu egyihiin haddii midkood uu yahay kan kale oo la weyneeyay. Geesooleyaasha isu'eg waxa ay leeyihiin xaglo gudboon oo isle'eg iyo dhinacyo isku aaddan oo saamiggal isu ah. isu-ekee f.g2 (-keeyay-keysay) (riw.) Jiliddhaajin
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-wayaal, m.l/dh
Cilmiga
Xisaab (xis.)
Xarafka
I Β· IS
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
