1
.dh
Ereyada La Xidhiidha
jeeb2. jeebis-dherer m.l Nooc ka mid ah sida ay u habaysanyihiin qaybaha iyo organnada xayawaanku kaas oo jidhka loo qaybin karo laba badh oo ah hummaagyo muraayadeed oo mid waliba sallax goonniya saaranyahay. Xayawaan-nada jeebis dherer waxay leeyihiin hab dhaqdhaqaaq oo u goonniyakaas oo had iyo jeer hal dhinac jidhka u hoggaamiya. jeeb-isgudub m.l (-byom.dh) (xis.) Marka shaxan adke ah loo jaro sallax ahaan ama shaxan sallax ah ee ka soo baxa jariddaas oo kale. Tusaale ahaanj.i.ka mara dhexbartanka kubbad waa goobo
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
-ryo, m.dh
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
J Β· JE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
