1
.dh kalagguur3.
Ereyada La Xidhiidha
kalagguuris. kala-hanqaaran1 f.mg1 Wax kala lumay oo aan dhammayn noqosho. kala-hanqaaran2 f.mg4 Wax kala lumay oo aan dhammayn ahaansho. kala-hanqaarmid m.f.dh eeg kalahan-qaaran1. kala-hanqaarnaan m.f.dh eeg kalahan-qaaran2. ld kala-hanqaarnaansho. kala-hanqaarnaansho m.l/dh ld kalahanqaarnaan. kala-jaad m.l.kh K. ah: ka kooban noocyo kala geddisan. kala-jeexid m.dh Jeexid ama qalid noolesi loo muujiyo anatamiga xubnihiisa had iyo jeerna waxa loo adeegsadaa xirfad ahaan iyo aqoon korodhsi ama baadhis cilmi ah. kala-kaan m.l (kiim.) Wax la xidhiidha in ka badan hal weji. Iskujir kala kaan ahtusaale ahaanwuxuu ka koobanyahay laba ama dhowr weji oo kala muuqda
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
-rmay, -rantay; -rmi
Cilmiga
Kimisteri (kiim.)
Xarafka
K Β· KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
