1
.dh
Ereyada La Xidhiidha
kaynaani. kayn-badhaale m.l (juqr.) Kaymaha cagaar-ma-dhigeyaasha ah ee ka baxa dhulalka badhaalahahalkaas oo roobku uu culusyahayXilli oomane ahna usan jirinmeelaha qaarkood kaymahaani waxay ku sii fidsanyihiin dhulalka mansuunta dhabta ah. kayn-maanguruuf m.l (-fyom.dh) (juqr.) Dhul qoyan oo biyo fedhiyaan oo badanaa ay buuxiyeen kayn maanguruuf ahkan maanguruuftu badanaa waxay ku dhacdaa dhul xeebeedka hoose ee gobollada kulaalaydawaxayna ugu sii badantahay agagaaraha webiga afkiisa. kayn-mansuun m.l (-nnom.dh) (juqr.) Nooc kaymaha kulaalayda oo astaan u ah gobollada hela cimilo mansuunta dhabta ahhalkaas oo roobku uu gaarayo 1000 ilaa 2000 mm sannadku. Geedaha caleemaha waaweyn leh waxaa badanaa lagu sharxaa inay u eg yihiin geedaha caleen dhacseyaalkacaleemahooda waxay daadiyaan xilliga oomanaha ahlaakiin caleen cusub ayaa u soo baxda marka roobabka mansuuntu billaabanayaan labada geed oo loogu aqoon ogyahay kaymaha mansuunta waa tiik iyo saal labadoodaba waxaa laga helaa loox adag oo qiimo leh. kaynroobaad
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
-layaal, m.l/dh
Xarafka
K Β· KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
