1
.l
Ereyada La Xidhiidha
labageeriyoo. laba-iyo-tobanle m.l Qaybta hore ee mindhicirka yar ee lafdhabarleyda. Waa meesha marka cuntadu caloosha ka timaaddo ay kula kulanto dheecaanka xammaytida (oo soo mara marinka xammaytida) iyo weliba insaymyo kale oo ay soo dhiijiyaan qanjidhada dheefshiidku laba tobanlaha laftigiisakuwaas oo looga baahanyahay burburinta borotiinnadakaarboohoydraytyada iyo duxda
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
c.nafl.
Xarafka
L Β· LA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
