1
ld milxayn. milixsanaan m.dh Darajada cusbaysanaanta ama milixsanaanta ee mindhismo badweynada
Ereyada La Xidhiidha
milxayn. milixsanaan m.dh Darajada cusbaysanaanta ama milixsanaanta ee mindhismo badweynadabadahaballiyadaiyo webiyadabadanaa waxaa loo tibaaxaa tirada qaybaha kunkiibaama miisaanka cusbada ku milan kunkii qayboodba oo biyo ah. Celceliska milixsanaanta biyaha baddutusaale ahaanwaa 35 kunkiibalaakiin milixsanaantu waxay ku kala duwantahay laga billaabo 40 ka kor kunkiiba biyaha Badda Dhexe ilaa iyo 30 kunkiiba badaha cirifyada. Baraha agtiisa waxaa jira gobol milixsanaantiisu ay hoosaysoroobka culus ee ka da'a awgiis
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
juqr.
Xarafka
M Β· MI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
