Ereyada La Xidhiidha
naacawso. neecow badeed m.dh Sarraynta/hoseynta socodka hawada ka timaada badda ee u socota beriga ee ay sababtay kala duwanaanta heerkulka. Maalintii kulaylka berrigu wuxuu keenaa in hawadu kor u kacdohawada badduna halkeedii ayey beddeshaa. neef wahsada m.dh (-faf ...m.l) (kiim.) Curiyayaasha ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Neefo hal atamlayaal ah oo leh heerkul kar oo hooseeya
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (3) (f.mg3)
Isrogrog
-saday, -satay
Cilmiga
Fiisigis (fiis.)
Xarafka
N Β· NE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
