1
qandhoo.
Ereyada La Xidhiidha
qandhasho. qandho-tifow m.dh Cudur la isqaadsiyo oo ku dhaca xubnaha qaybta dheefshiidkawaxaana keena baktiiriyada "salmonella typhi". Astaamo: itaaldarroqandho badanfinan ka soo baxa laabta iyo jirka ka hooseeyaqarqaryodhidid iyo halaamacood lafaha iyo beeryarada (xaaladaha daran) dhiigbax ka yimid xiidmaha oo dalooshamaiskudaran. Waxaa laga qaadaa cunno ama biyo uu gaaray saxaro qof qaba cudurka ama qof sida jeermigiisa oo aan bukin (carriers)
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
daaw.
Xarafka
Q Β· QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
