1
.dh
Ereyada La Xidhiidha
sunsumid. susun aritmatig m.l Sunsun faraqa u dhexeya tibix kasta iyo tan ka horreysa uu yahay madoorsoome. Faraqa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa faraqa ay wadagaan. Jidka lagu helo tibixda n-aad ee sunsun aritmatig waa: an = a1 + (nl)dtaas oo a1 ay tahay tibixda kowaad ee sunsuntad-na tahay faraqa. susun joometeri m.l (xis.) Susun saamiga u dhexeeya tibix kasta iyo tan ka horreysa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa saamiga ay wadaagaan. Dansaanka susun joometeri waa sidan: aarar2a3a4...an taas oo r ay tahay saamiga ay wadaagaanana tibixda koowaad
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
-sumo ..., m.l
Cilmiga
Xisaab (xis.)
Xarafka
S Β· SU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
