1
Yaanyo. tamandi'id m.f.dh
Ereyada La Xidhiidha
tamanda'2. tamar socod m.dh Summad: Ek. Tamarta ay walaxi ku kasbatay socodka ay ku jirtole'egna hawsha ay qaban kartomarka walaxda la joojiyo. Waxaa lagu helaa isle'egtan. Ek = 1/2 mv2taasoo m-ay tahay cufka walaxdav-ay tahay xawaaraha walaxda. tamar xor ah m.dh Cabbir loo adeegsado awoodda hab ku samayn karo shaqo waxtar leh
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
fiis.
Xarafka
T Β· TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
