1
.dh tarandhaaf2.
Ereyada La Xidhiidha
tarandhaaf1. taran-foolwaa m.l Taranka laba leeb oo marka la isku dhufto ku siiya foolwaa. Taranka foolwaa ee leebabka A iyo B waxa lagu qeexaa A.B=AB cos theta. Taas oo A iyo B ay yihiin laxaadyada A iyo Btheta-na ay tahay xagasha u dhexeysa labada leeb. taran-jinsi m.l Qaab taran ah oo ku yimaaddo isku beddelka laba unug taran ee dariiqadda bacriminta. Caadi ahaangaar ahaan xayawaankuwaxay u baahanyihiin laba waalidmid lab iyo mid dheddig. taran-leeb m.l (xis.) Taranka laba leeb oo ku siiya leeb saddexaad. Taranka labada leeb A iyo B waxa loo qoraa AxBwaa leeb laxaaddiisu yahay A B sin thetataas oo A iyo B ay yihiin laxaadyada A iyo Btheta-na tahay xagasha u dhexeysa A iyo B. Jihada taranka leebka waxa uu ku yahay xaglo qumman leebabka A iyo B
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
xis.
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
T Β· TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
