U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waagid

Magac Fal
Naxwewaayahii ..., m.lJooloji
Xaraf WSubg WA6 xar
1

.dh

Ereyada La Xidhiidha

waag2. waagii baahiyosooik m.l Waagii hore ee noloshawaa kan ugu horreeya saddex qaybood ee waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeyay kambiriyan-ka-horreeyaha). Kolkaas oo muddooyinka taariikhda dunida ka mid ah kana horreeyay waagii mesosooigga wuxuu kalabaxsanyahay laga billabo 600 oo milyan ilaa 200 oo milyan oo tagtay. waagii barafka m.l (waayahii ...m.l) (jool.) Waa jiyoolojiyeed oo baraf gogollo ah iyo baraf weyneyaal ay dabooleen badad badan oo qaaradaha ahmeelaha qaarkoodna barafku wuxuuba gaaray badahawuxuuna hoos u dhigay heerkulkii badweyneyaasha. waagii birta m.l (waayahii ...m.l) (taar.) Waagii ka dambeyay waagii macdankamarkaas oo birtu ay beddeshay macdanka xagga hubka iyo qalabka kalewaaga birtu wuxuu astaamiya heer dhaqameed bani'aadam oo ka dhexeeya dadyowga kala duwan ee ma astaamiyo muddo cad oo waqtiyaysan. waagii dhagaxa m.l (waayahii ...m.l) (taar.) Waqtigii aadamigu isticmaalay qalabka iyo warmaha dhagaxa ka sameysanee ka horeysey markii ugu horreysey ee helaan ay bir ceedhiin. waagii dhagaxa ee hore m.l (taar.) Waagii hore ee dhagaxadadkuna dhagaxa ay u adeegsan jireen qalab ama hub ahaan. waagii dhagaxa-dambe m.l (taar.) Wuxuu sheegayaa waxyaabaha la xiriira waqtigii taariikhda ka horeeyeymarkii ay dadku bilaabeen beerashadalaakiin dhagaxa ay waqtigaas u isticmaali jireen qalab ahaanwaqtigaas oo dhamaaday 9000-6000dhalashadii Nebi Cise horti koonfur-galbeed Aasaiya4000 ilaa 2400 Nabi ciise horti ee Yurub. waagii dhuxusha m.l (waayahii ...m.l) (jool.) Waqtigii dhuxul-dhagaxda inteeda badani samaysantay. waagii macdanka m.l (waayahii ...m.l) (jool.) Waagii dadku qalabka iyo hubka ay isticmaalaan ka samaysan jireen maar iyo tiin la isku dhafay. Waagani ma sheegayo waqti go'an oo taariikheed oo si taxane ah ugu xidhiidhsan dhacdooyin ka horreeyayhase ahaateewaagani wuxuu tilmaamayaa marxalad dhaqameed oo dadyow badan oo dunida ku nooli soo mareenmarka la eegayo horumarkii ay soo sameeyeen laga soo billaabo waagii alabka dhagxaanta laga waaqdhaacin samaysan jiray ilaa laga soo gaaro waqtigii la bartay qalabka xadiidka. waagii mesosooik m.l (waayihii ...m.l) (jool.) Waagii dhexe ee noloshaahna midka labaad saddexda qaybood ee taxanaha waqti jiyolojiyeedka wixii ka dambeeyay kambiriyan-ka-horeeyaha: muddaddaas ka mid ah taariikhda dhulka ee u dhexeysa aayada baaliyosoyigga iyo saynasoyiggawaxay kala baxsantahay muddo ah 200 milyan ilaa 70 milyan sannadood ee tagtay. waagii senosayka m.l (waayahii ...m.l) (jool.) Waqtiga saddexaad ee waayaha jiyoolojiyadawaxaana lagu asteeyaa billowgii naafleyda nasleyda ahwaagani wuxuu ku xigay oo ka dambeeyay kambiriyan-ka-horreeye

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

waayahii ..., m.l

Cilmiga

Jooloji (jool.)

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waagid - sawirka la wadaagga

La Wadaag