1
.dh
Ereyada La Xidhiidha
xagaggeli. xagal daacsan m.dh Xagasha cabbirkedu ka weynyahay 180° kana yaryahay 360°. xagal fiiqan m.dh (-llo ...m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay 0° kana yaryahay xagal qumman (90° ama P/2 gacansin). xagal furan m.dh (-llo ...m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay xagal qumman (90°)kana yaryahay xagal toosan (180°). xagal janjeedh m.dh (-llo ...m.dh) (xis.) Xagal cabbirkeedu aan ahayn xagal qumman iyo dhufsane qumman midna. xagal masaafo-cabbire m.l (-rayaalm.l/dh) (xis.) Aalad lagu qiyaso masaafo xagleedda laba shay. xagal qumman m.dh (-llo ...m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu dhanyahay 90° ama P/2 gacasin. xagal toosan m.dh (-llo ...m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu le'egyahay 180° ama laba xaglood oo qumman
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
-llo ..., m.dh
Cilmiga
Xisaab (xis.)
Xarafka
X · XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
