1
.dh xaglis2.
Ereyada La Xidhiidha
xaglis1. xaglo-isqummiye m.l Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xagal qumman ama P/2 gacansin. xaglo-istoosiya m.l (-yayaalm.l/dh) (xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xarriq toosan (180Β° ama P gacansin). xaglo-talantaali m.l (-llo ...m.dh) (xis.) Lammaane xaglo isle'eg oo ay sammeeyaan laba xarriiqood oo barbarro ah iyo xarriq kale oo goysa labadooda oo lagu magacaabo gudbane
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
-yayaal, m.l/dh
Cilmiga
Xisaab (xis.)
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
