1
.dh
Ereyada La Xidhiidha
xuubi2. xuubka saynuufiyal m.l (c.nafl.) Xuub ka samaysan nudo isku xidhayaalkaas oo sameeya kiish ku wareegsan kala goys dhaqdhaqaaq samayn karasida kala goyska suxulkaoo labada dhinacba kaga dhegsan laf. Kiishka waxaa ka buuxa dheecaan isjiidanaya oo subka korka sare ee carjowda kala goyska. xuubka timbaanik m.l (-kyom.dh) (c.nafl.) Xuubka kala sooca qaybta kore iyo qaybta dhexe ee dhegta. Wuxuu sameeyaa dhaqdhaqaaq uu ugu jawaabayo hirarka codkaisaga oo u gudbinaya barta maqalkasiina marinaya laf dhexe-dhegoodka. xuub-malaas m.l (-bab ...m.l) (c.nafl.) Xuub qoyan oo gudaha kaga malaasan xubnaha qaab dhuumeedka leh iyo xubnaha daloola sida: sankadaloollada sanka xiga qaybta neef mareenkaxameyti mareenka iyo qaybta ganaca. Afka waxaa ku malaasan xuub dhismihiisu isbedbeddelo. Xuubka malaasku wuxuu ka sameysanyahay: ebiteliyum oo ugu sareeya waxaana ku yaal qanjirro yar-yar oo sameeya xabwaxaana ka hooseeya lakab soohxiriiriye ah iyo lakab ah muruq-xuubeed oo ugu hooseeya. xuub-maskaxeed m.l (-bab.../-dyom.dh) (c.nafl.) Saddexda xuub ee ka sameeysan sooh xiriiriye oo hoos kaga dahaaran lafta madaxa iyo godka laf-dhabartawaxayna daboolaan maskaxda iyo xangullada. xuub-muruqeed m.l (-bab ...m.dh) (c.nafl.) Sooh xiriireed daboola xubnaha jilicsan ee jirka wuxuuna leeyahay qayb saremaqaarka hoostiisaiyo qayb hoose oo ku duuban xirmooyinka muruqyada
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
-lo, m.dh
Xarafka
X Β· XU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
