1
Lifaaq kagu dhejiyo sal magac ama fal dhammaadkiisa, yacnii dhiniciisa midig. .
Tusaalooyin
“
Dukaanle baa illinka furay
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-bayaal, m.dh
Cilmiga
Naxwaha (nax.)
Xarafka
D · DI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
