U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sal1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf SSubg SA3 xar
1

Jirrid, gun.

2

Marka la fadhiyo meesha dhulka la dhigo, bari.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Geedi oo Muqdisho dib ugu noqdey Ray'sal wasaaraha Somaliya Cali Maxamed Geedi oo mudooyin kaan ku maqnaa Baydhabo ayaa Muqdisho dib ugu soo noqdey maanta.

”
“

Haddaba, arrimaha labada xubnood ku andacoodeen waa arrin aan sal iyo raadtoona lahayn, oo ah cambaarayn iyo dhaleecayn loogu talo galay in qaranimada Somaliland iyo hanaanka dimuqraadiyadeed ee hana qaaday wax lagu yeelo si cadawgu uga faa’iidaysto.

”
“

Dhinaca kale waxa maalinta berri ah ku soo biiri doona waftiga Ra'sal Wasare Cumar Cabdirashid Wasiirka tacliinta prof.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan