U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adeegso

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf ASubg AD7 xar1 Tusaale
1

(f.g) Cid adeeg u dirsasho.

2

(f.mg) U a.: wax samayntooda qalab ama wax kale u isticmaalid. .

Tusaalooyin

β€œ

Baaritaanka dhiigga kombiyuutar ayaa loo adeegsadaa

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

A Β· AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adeegso - sawirka la wadaagga

La Wadaag