U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wax

Magac Lab
Naxwe-xyaalo/-xyaabo, m.l
Xaraf WSubg WA3 xar
1

Shay; walax.

2

Tusaale Dheeraad ah3

“

.5 Diyaarinta Qorsheyaal & barnaamijyo wax qabad oo ku abaaraan Golaha.

”
“

. BOOBKA: Eraygaan micnihiisu waa in si khald ah loo qaato wax aan xaq loo lahayn sida wax ruux kale leeyahay ama wax dadka ka dhexeeya.

”
“

) Waxaanu xoojinaynaa barnaamijkii aynu soo celinay ee “iskaa wax u qabso” oo aynu marka horeba innagu curintiisa lahayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-xyaalo/-xyaabo, m.l

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD