Ereyada La Xidhiidha
caadbixid caadbax2 mg11. Soo c.: bannaan u soo bixidmuuqasho.2.Soo c.: qof daacad ah ahaansho. e) Waxaa jira ereyo aad u fara badan oo laga samayn karo fal-saleedyada iyagoo si fudud loogu qodbo lifaaqyo yeele: -e/-ye : bare (bar+e)taliye (tali+ye) -so/-to: taliso (tali+so)adeegto (adeeg+to) Ereyada noocaas ah si ulakac ah ayaa qaamuuska looga saaray markii laga reebo qaar yar oo adeegsigoodu aad u badanyahaysida: baretaliyemeerto iwm. f) Waxaa haray in aan xusno magacyo sifadooda gaar ah oo dowrkooda keliya uu yahay in weerta gudaheeda ay ka qabtaan dawrka khabarka (kh) (predícate). Tus: ereyga caan oo loo adeegsado sida tan: - nin caan ah baa yimid ninku waa caan *caanka baa yimid (lama yiraahdo) Qaamuuskana habka soo socoda ayaa loogu qoray ereyga caan iyo mixii la mid ahba XIX
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-xay, -xday; -bixi
Xarafka
C · CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
