U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taliye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf TSubg TA6 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada DF oo qaraxyo lala begsadey Taliye ka tirsan ciidanka Booliiska Somalia ayaa ku dhintay halka ay ku dhaawacmeen 4-askari oo laba ka mid ah ay yihiin ciidamo ka tirsan Itoobiya qaraxyo ka dhacay albaabka hore ee kulliyadii hore ee Jaalle Siyaad.

”
“

“Ciidamada AMISOM waxaan ku wargelinay inaysan duqeyn goobaha ay shacabku ku badan yihiin, sida suuqyada iyo degmooyinka weli la daggan yahay” ayuu yiri taliye ku xigeenka ciidamada DKMG ah oo Saxaafadda kula hadlay Muqdisho.

”
“

Hase yeeshee aakhirkii Carab Ducaale waxa uu dabayaaqadii sideetamaadkii ku biiray ururkii SNM ee dagaalka hubaysan kula jirey dawladdii Siyaad Barre, wuxuuna ugu horayn taliye ka noqday qaar ka tirsan saldhigyadii iyo aagagii dagaal ee ciidamadii SNM.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taliye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan