1
ld murudso. muruq diillimaysan m.l (-qyo ...
Ereyada La Xidhiidha
murudso. muruq diillimaysan m.l (-qyo ...m.dh) (c.nafl.) Sooh muruqyada jirku ka sameysanyihiinwaxa kale oo loo yaqaan muruq qalfoofeedmaxaa yeelay wuxuu ku dheganyahay qalfoofka wuxuuna dhaqaajiyaa lafahawaxa kale oo loo yaqaan muruqa loo taliyo maxaayeelay dhaqaajintisu waxay ku xirantahay qofka taladiisa. muruq iraadi ah m.l (-qyo ...m.dh) (c.nafl.) Muruq dhaqdhaqaaqiisa lagu xukumo rabitaaninta badanna waxa uu ku dhegsanyahay qalfoofka. muruq iraadla' m.l (-qyo ...m.dh) (c.nafl.) Muruq aan dhaqdhaqaaqiisa xukumin musallif1 rabitaanlaakiinse uu wado habdhiska darenwadka iswada. Inta badan waxa uu ku dhacaa falnaq. muruq miiqle m.l (-layaalm.l/dh) (c.nafl.) Muruq lagu xukumo rabitaan oo guud ahaanba ku dheggan qalfoofka. Muruqa keli ahi waxa uu ka koobanyahay rucub ah miiqyo muruq oo dheermid walibana wuxuu leeyahay bu'o badanmuruqa oo dhan waxa ku daboolan xuub nudo iskuxidhayaal adag oo midwaliba ku xidhanyahay dhammaadka lafta. muruq sisiban m.l (-nom.dh) (c.nafl.) Muruq waxqabadkiisa aan la xukumi karinxukunkiisu waxa uu hoos yimaadaa habdhiska dareenwadka dhexe. Muruq iraadla' oo ka kooban unugyo dhaadheer oo qaab toobin oo kale ah oo aan miiqnayn. Unugyadaas waxa loo helaa keli kelikooxo ama waxay ku fidsanyihiin maqaarkawaxay ku wareegsanyihiin gummudka timahawaxa kale oo laga helaa marinka dheefshiidkamarinka hawadamarin kaadi taranka iyo habdhiska wareegga dhiigga
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-saday, -satay
Xarafka
M Β· MU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
