U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muruq1

Magac Lab
Naxwe-qyo, m.dh
Xaraf MSubg MU5 xar
1

Xanuun ka yimaada muruq gala ama ku roora meel aan meeshiisii ahayn (sida kan lafta garabka hoosteeda gala).

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Dawladda oo muddo badan ay soo wajihi doonto makhaasiir baaxad leh oo muruq-maal iyo maamul oo aan hore loogu helayn wax soo saar dakhli oo daboola iwm oo caabiya.

”
“

Marwo Cibaado Diiriye oo ah gudoomiye ku xigeenka ururka muruq iyo maskax ee gobolka Saaxil ayaa hadal ay ka jeedisay kulankii deeqdaas lagaga gudoomay ururkeeda, waxa ay xustay in ay urur ahaan ku dedaali doonaan kaalmooyinka noocaas oo kale ah.

”
“

Hase yeeshee, kulanka waxaa ka maqnaanaya kabtanka Roy Keane, oo ka cabanaya muruq booday kulankoodii koowaad, halka uu D. Beckham oo canqowga ka cawarmay uu soo kabtay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qyo, m.dh

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muruq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan